Siyaasi Ramaax Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Aaney Bixinin Lacag Cashuur Ah
March 31, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ramaax xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay golayaasha deeganka Dalka oo uu sheegay in maanta uu muddo xileedkoodu kaga eeg yahay isla markaana waxaa uu ku sifeeyey in ay sharci daro ku fadhiyaan maanta waxii ka danbeeya
Siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu shacabka Somaliland ugu baaqay in aaney bixinin wax cashuur ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rRnvDCCXrBw