Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Oo Shaaciyey Dalka Kaliya Ee Aan Dastuur Laheyn
March 31, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu faahfaahin iyo sharaxaad dheeri ah ka bixiyey Dastuurka Somaliland isla markaana waxaa uu sheegay in dalka kaliya aduunka ee aan Distoor laheyn in uu yahay dalka Ingiriiska
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/x1Fv79z0uqE
Berberatoday.com