berberatoday.com
Xoghayaha Xidhiidhka Carabta Iyo Arrimaha Islaamka Ee Xisbiga Waddani Axmed Safiina Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Khaladaad Diblomaasiyadeed Sameeyay
March 31, 2019 - Written by admin

Riyad(Berberatoday.com)-Xoghayaha xidhiidhka Carabta iyo arrimaha Islaamka ee xisbiga Mucaaradka Waddani, Ambaasadoor Axmed Aadan Dagaal (Safiina) ayaa muujiyay khaladaad uu sheegay inay meel ka dhac ku yihiin hab-raaca diblomaasiyadda ee caalamiga ah oo uu sheegay inuu ku kacay Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse biixi Cabdi, markii uu shalay soo saaray isku shaandhayn tabatay waaxyaha dawladdiisa.
Mr.Safiina ayaa arrintaasi ka uga Warramay HCTV isagoo ku sugan Sucuudi carabiya.
isagoo arrintaasi ka hadlayana waxuu yidhi ” khaladka diblomaasiyadeed ee Madaxwaynuhu sameeyay waxaa ka mid ah inuu safiiro dalka ka maqan oo aan kusoo noqonin Caasimadda uu xilka ka qaaday, aduunka lama arag madaxwayne digreeto soo saara oo yidhaahda safiir xilkii waan kaa qaadee tawakal calalaah” ayuu yidhi amb safiina.

isagoo hadalkiisa sii wata, waxaa uu sharaxay habka Caalamiga ah ee loo maro marka safiir/Wakiil xilka laga qaadayo ” waa in wasaaradda arrimaha dibaddu ay safiirkaasi u yeedho oo ay amarto inuu kusoo noqdo caasimadda, hadii uu soo laaban waayo waa amar diido, dawladda ayay u taalaa waxay yeelayso,kadibna waa in la magcaabo safiirka badalaya“

HCTV.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews