berberatoday.com
Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Magaca Qofkii Isku Qarxiyay Wasaarada Shaqada Ee Somaliya Iyo Beesha Uu Ka Soo Jeedo
April 1, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Al-Shabaab ayaa baahisay magaca ninkii isku qarxiyay dhismaha xarunta Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee degmada Shingaani, halkaasoo Todobaadkii la soo dhaafay ay weerareen.

Ninka is qarxiyay oo da’diisa lagu sheegay 17 sano jir ahaa waxaa magaciisa rasmiga ah lagu sheegay Jimcaale Yare Shalaboow, Shabaab dhexdiisana waxaa looga yaqaanaa Sufiyaan, kaasoo ka soo jeeda  Beesha Ogadeen ee degta Magaalada Salagle ee ka tirsan gobolka Jubbada dhexe.

Wareysi uu siiyay Idaacadda ku hadasha Afka Shabaab ee Andaluus, ka hor inta uusan is qarxin ayuu ku sheegtay inuu hore uga tirsanaa Ciidanka Jabhada Shabaab ee Sh/Dhexe ka dagaalama, muddooyinkii dambena uu ka tirsanaa Guutada Is qarxinta.

Qaraxa gaadiidka uu waday ayuu la eegtay albaabka hore ee Xarunta Wasaaradda, taasoo keentay in raggii hubeysnaa ee Shabaab ay gudaha Wasaaradda u galaan, kana dhex dagaalamayay muddo saacado ah, waxaana weerarkaas ku dhintay dad ka badan 10 ruux oo uu ku jiray Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada Saqar Ibraahim.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews