Daawo Muuqalka”Salaadiinta Beesha Arab Oo Si Adag Uga Hadlay Ganacsade Axmed Geele Arab Oo Xukumadu Damacsantahay Inay Dalka Jabuuti Ugacan Galiso Isagoo Maxbusa Iyo Dareen Xasaasiya Oo Kadhashay
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sulaadiinta ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen waaran qabasho ah oo dawlada jabuuti u soo goysay Ganacsade Axmed Cismaan Geele Arab taas oo dawlada Somaliland ka aqbashey dawlada Jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/3zv4xeR4uSY
Berberatodfay.com