Daawo Muuqalka”Suldaanka Guud Ee Beesha Arab Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Deg Deg U Sii Daayo Dhalinyaro Iyo Saraakiil Ciidan Oo Xukuumadu Xidhay
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud ee beesha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse biixi ugu baqay inuu deg deg u sii daayo dhalinyaro mudooyinkii ugu danbeeyey xukuumadu xidhay kuwaas oo uu suldaanku sheegay in lagu xidhay oo eed looga dhigay inay dhug baranayeen .
Suldaanka ayaa sidoo kale si adag uga hadley saraakiil ciidan oo beeshiisa ka tirsan oo uu sheegay in xukuumadu sabab aan la garaneen ay u xidhay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan