berberatoday.com
Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay In Weerark Argagixiso Lagu Qaaday Safaaradooda Dalka Spain
April 1, 2019 - Written by admin

Korea(Berberatoday.com)-Hadalka Piyongyang ka soo yeeray ayaa ah kii ugu horreeyay oo ka soo baxa tani iyo marka uu weerarka dhacay iyada oo warar aan la xaqiijinna ay sheegayaan iney FBI weerarkaasi ay ka marneen oo ay door ku lahayd.

Arbacadii koox sheegatay iney ka soo horjeeddo hooggaanka Kuuriyada Waqooyi Kim-Jong-Un ayaa sheegtay iney weerarka safaaradda lagu qaaday ay iyagu ka dambeeyeen.

Kooxda weerarka soo qaaddayna waxay safaaradda ka boobeen Koombiyuutarrada ay safaaradda ku shaqeeyneysay iyo xoga kale oo muhiim ah iyaga oo sheegay wixii caddeymo oo ay helaana inay FBI ku wareejinayaan.

Laba ka mid ah dadki ugu muhiimsanaa oo weerarkaasi looga shakisan yahay ayaa loo jaray warqaddi lagu soo qaban lahaa.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Kuuriyada waqooyi wuxuu sheegay “Weerarka safaaradda Kuuriyada Waqooyi ay ku leedahay Spain inuu dhacay 22-ka bisha Fabraayo ee sanadkan”

Kooxda weerarka geeysatyna waxay saacada badan ay haysteen shaqaalaha safaaradda ka shaqeeya ee u dhashay Kuuriyada waqooyi ilaa ay marki booliska ka sii daayeen.

Xubnaha kale ee weerarka looga shakisan yahay ayaa magacdooda lagu sheegay Sam Ryu oo Mareykanka u dhashay iyo Woon Ran Lee oo Kuuriyada Koonfureed u dhashay.

Kooxda weerarka geystay oo isku magacaawday Cheollima Civil Defense (CDC), waxay sheegeen iney u dhisan yihiin sidii ay u burburburin lahaayeen boqortooyada Kim ee ka arimisa Piyongyang.

Hay’daha amniga Spain waxay sheegeen iney shaki weyn ka qabaan laamaha sirdoonka Mareykanka iyo xulafadooda iney weerarkaasi ku lug lahaayeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews