Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Kulamadii Uu Xisbiga Kulmiye La Yeeshay”Daawo Muuqal
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kulamo dhawaan si gaar ah magaalada Hargeysa ugu dhex maray xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo ay kaga hadlayeen arimaha doorashooyinka ,waxaana uu cadeeyey in kulamadaasi ay natiijo la,aan ku soo dhamadeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Scg_g-HWtUI
Berberatoday.com