berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Qorsheynaysa Qaabkii Ay Uga Noqon Lahayd Ogolaanshaha In Dawlada Jabuuti Dacwad Kaga Oog Karto Hargeysa Ganacsade Axmed Geele Arab
April 1, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa qorshaynaysa qaabkii ay uga laaban lahayd ogolaansho ay saxeexeen, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Caddaalada, arrimaha Dibadda iyo weliba xeer ilaalinta Somaliland oo Ogolaanaya in Dacwad ay Jabuuti kaga soo Oogi-karto Maxkamadaha Somaliland ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

Jabuuti ayaa hore ula wareegtay hantida Ganacsadahani kulahaa waddanka Jabuuti kadib khilaaf soo kala dhexgalay madaxweyne Geelle iyo Ganacsadahan.

Fiiro gaar ah : wasiirka Caddaalad ma beenin Ogolaanshaha iyo jiritaanka arrinkan balse waxa uu beeniyay warqadda baraha bulshada dhexmaraysa

 

 

 

 

Hassan Galaydh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews