Daawo Muuqalka”Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
April 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah uu xilkii ugala wareegay taliyihii hore ee ciidanka Asluubta oo dhawaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan