berberatoday.com
Dawlada Sucuudiga Oo Xukun Deldelaada Ku Fulisay Haweenay Nigeria Udhalatay Iyo Sababta Keentay
April 2, 2019 - Written by admin

Maka  (Ilays-News):- Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa daldashay haweenay Nigeria u dhalatay oo lagu helay in ay daroogo ka ganacsanaysay, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa warbaahinta dawladda.

Haweenaydan ayaa lala daldalay labo nin oo reer Pakistan ah iyo nin kale oo Yaman u dhashay.

Xukunkan dilka ah ayaa lagu fuliyay magaalada barakaysan ee Maka Isniintii.

Sacuudiga ayaa sannadkan xukun dil ah ku fuliyay dad kor u dhaafaya 53 ruux, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Xukuumadda Sacuudi Carabiya ayaa ka dhago adaygtay caddaadiska ay saareen kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda, iyaga oo ka dalbanayay in ay meesha ka saarto xukunka dilka ah, Sacuudiga ayaana sheegay in dilku uu dambiyada yareeyo sidaa awgeedna aan la joojinayn.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews