berberatoday.com
Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xukuno Xadhig Ciqaabeeda Ku Xukuntay Laba Wariye
April 2, 2019 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Gabiley ayaa xukunno ku ridday weriyaal kadib markii lagu eedeeyey amar diido ciidan.

Weriye Siciid Nuux Kibaar iyo Weriye Jacfar Cawil ayaa lagu kala xukunay Hal sano oo xadhig ah iyo 6 bilood oo xadhig ah (sida ay ukala horreeyaan ah).

Weriyaashan ayaa bishii hore kasoo muuqday muuqaal iyaga oo Askari uu xabad ku ridayo, kadib markii laga celiyey goob ay ay geli lahaayeen oo shaqo ka socotay warna laga bixinaayay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews