berberatoday.com
Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Maanta Hargeysa Imanaya Iyo Ujeedkooda
April 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxaa maanta la filayaa in uu yimaado wafti uu hogaaaminaayo wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti Xassan Cumar Burhaan.

Ilaa hada ma cada Ujeedada dhabta ah ee waftigan u imanaayo magaalada Hargeysa balse waxaa uu imaanshaha waftigani ku soo beegmayaa xili ay taagan tahay xiisad adag oo u dhaxeysa Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele

Sidoo kale warar la soo gaadhsiiyey Ilaysnews.com balse aan ilaa hada si rasmi ah loo xaqiijinin waxaa ay sheegayaan in uu jiro qorshe la doonaayo in waftigan loogu gacan galiyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele oo magaalada Hargeysa ku sugan  ,

 Dhawaan ayay aheyd markii Digniino adag ay warbaahinta mariyeen dhamaan saladiinta Beesha uu ka soo jeedo Ganacsade Axmed Cimaan Geele .

 

 

 

 

Sources Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews