Daawo Muuqalka”Cuqaasha Beesha Arab Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwada Iyo Xadhiga Ganacsade Axmed Cismaan Geele
April 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cuqaasha Beesha Arab ayaa waxaa ay si kulul uga hadashey xiisada u dhaxeysa Ganacsade Axmed Cismaan iyo Dawlada Jabuuti , waxaana ay cuqaashu Hanjabaad u direen xukuumada oo ay ku eedeyeen in ay ogolaatey kiiska Dacwada Ganacsade Axmed Cismaan in Somaliland loo soo wareejiyo
Sidoo kale cuqaashan ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay Salaadiinta Beesha Arab oo iyaguna arintan dhawaan si kulul uga Hadley
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan