Kulan La Filayay Inuu Dhex Maro Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gancasade Axmed Cismaan Geele Oo Baaqday
April 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa shalay si kedis ah u baaqday kulan la filayay inuu dhex maro ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.