berberatoday.com
Kuleylka Oo Kordhaya Dalka Sweden Xili Qabowga Uu Yaraanayo
April 3, 2019 - Written by admin

Sweden(Berberatoday.com)-Kuleylka ka jira Dalka Sweden ayaa si dhaqso ah u sii kordhaya marka loo eego wadamada kale ee ka tirsan Yurub laga soo bilaabo sanadkii 1861 ilaa 2018 kuleelka ayaana gaaray 1.7 degrees.

Xawaaraha kuleelka sweden ayaa labo laab ah marka loo eego wadamada kale ee aduunka waxana celcelis ahaan lagu sheegay 0.7 degrees.

hadii uu sidaasi u kordho temperature-ka sweden waxaa hoos u dhacaya qabowga caadiga ee wadanka ka jira sida uu aamin sanyahay Erik Kjellström oo ah qabiir dhanka cimilada ah.

ugu danbeyn dalka Sweden ayaa helay kuleelkii ugu weynaa sanadkii lasoo dhaafay taasi oo keentay in dadka ku nool dalka ay qaarkood u dhinteen halka wadanka oo dhan laga waayay marwaxadaha la isticmaalo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews