Hargeysa(Berberatoday.com Kadib Markii ay Wafdigii midowga Yurub ee maalintii shalay yimi Hargeysa ay xisbiyada Somaliland iyo xukuumadda u sheegay in ay jarayaan kaalmooyinka ay siiyaan Somaliland haddii aanay xisbiyadu heshiis deg-deg ah ka gaadhin muranka doorashada.