Dalka Masar”Haweenay Ugeeriyootay Hanjabaad Uu Tuug Kula Kacay !
April 4, 2019 - Written by admin
Cairo(Berberatoday.com)-Dhacdadan ayaa waxa markiiba ka hawl galay ciidammada Bileyska ee dalkaasi waxaanay isla markii ba ku guuleysteen in aqoonsadaan gacantana ku soo dhigaan ninkaasi tuug ah.