berberatoday.com
Daraasad Ka Digtay Cabista Shaaha Aadka U Kulul & Dhibaatada Caafimaad Ee Uu Leeyahay !
April 4, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Waxa jira aad u tiro badan oo caadeystay cabista shaaha aadka u kulul waxaana marar fara badan aad arkaysaa dad ku odhanaya ma jecli haddii uu shaahu aanu aad u kululeyn.

Balse, deraasaddo kala duwan ayaa arrintaasi ka digtay, waxaanay deraasaddahaasi kala duwan ka digeen halista ka dhalan karta arrintaasi oo ah inay sababto Cancer-ka ku dhaca dhuunta amase cunaha.

Dhakhaatiirtu waxay kula taliyeen dadka jecel cabista shaaha aadka u kulul inay in yar iska qaboojiyaan isla markaana ay cabaan isaga oo diiran.

Heer kulka shaaha aadka u kulul ayaa waxa lagu sheegay inuu yahay 60 derajo oo ah heerkul aad u sareeya ah, dhakhtar magaciisa la yidhaahdo Farhad Islami oo ka tirsan ururka la dagaalanka Cancer-ka ee dalkaasi Maraykanka waxaanu yidhi isagoo arrintaasi ka digaya, “Cabsita shaaha aadka u kulul waa arrin aad ugu badan Dunida waxa aanay kor u qaadaysa halista ah in dad badan ku dhaco dhibaatada Cancer-ka Cunaha”.

Sidaasi awgeed waxa habboon in dadka caba shaaha aadka u kulul ay hoos u dhigaan kuleylkaasi xad dhaafka isla markaana ay cabaan isaga oo diiran oo aan aad u kululayn.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews