Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Oo Ku Hanajbay Inay Ka Baxayaan Baarlamaanka, Haddii Somaliland…”Daawo Muuqal
April 4, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa cabasho ka keenay arrimaha Dastuurka oo weli howshiisa socoto, kaasoo maanta lagu soo bandhigay fadhigii Baarlamaanka, isagoo dalbaday in loo caddeeyo in Dastuurka yahay mid Soomaaliyeed ama mid ku eg Koofurta Soomaaliya.
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ee ku matala Baarlamaanka ay yihiin saddex meel meel, isla markaana aanay jirin caqabada ka weyn maqnaanshaha Somaliland.