berberatoday.com
Dawlada Turkiga Oo Garoon Diyaradeed Oo Baaxad Weyn Xadhiga Kajrtay Shaqadiina Ka Bilawday
April 7, 2019 - Written by admin

Istanbul(Berberatoday.com)-Dowlada Turkiga ayaa si toos ah u shaqa gelisay garoonka Istanbuul ee Caalamiga ah kadib markii ay xidheen garoonkii hore ee Ataturk Airport.

Masuulinta dalka Turkiga ayaa ku tilmaamay shaqadii qalabka loogu kala raraayey labada garoon oo bilaabantay maalintii Jimcaha ee la soo dhafay inay ahayd tii ugu weyd abid iyadoon wax khasaara ah ka dhicin.

Garoonkan ayaa noqonaya garoonka ugu weyn aduunka, wuxuuna bedkiisu gaadhayaa 76.5M Km2, sida la filayo waxa sannadkii ka duuli doona in kabadan 200 Malyan oo rikaab ah.

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa xadhiga ka jaray 29 October, sannadkii hore, waana mid kamid ah horumarka kaabayashaa dhaqaalahe ee uu ku talaabsaday dalka Turkigu inta madaxweyne #Ordogan talada dalkaas hayey.

Xigasho:Deberaani Media.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews