“Hantida Axmed Geele Yaan Lagu Khamaarin …” Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye”Daawo Muuqal
April 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley khilaafka ka dhex qarxay dawlada Jabuuti iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele , waxaana uu wasiirka uga digay dadka arintaasi ka hadlaya inay ku khamaraan Hantida Ganacsade Axmed Cismaan waa sida uu hadalka u dhigaye
Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalkii shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo arintani shalay uga Hadley si kulul
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan