Raysal Wasaaraha Dawlada Xamara Oo Iminka Wasiiro Cusub Magacaabey
April 7, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Somaliya Md Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu magacaabey Saddex Wasiir
Wasiir Saalax Axmad Jaamac oo ahaa Wasiirki Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa loo Magacaabay Wasirka Dasturka.
Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa loo Magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Shaqalaha.
Xildhibaan Fowsiyo Axmad Shiiq ayaa loo Magacaabay Wasirka Tamarta iyo Biyaha