Daawo Muuqalka”Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Gaadhigii Gudoomiye Cirro Ee Xukuumada La Wareegtay
April 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogo dheeraad ah ayaa waxaa laga helay gaadhigii Gudomiye Ciro ee xukuumada Somaliland la wareegtay , waxaana la helay warqado ay xukuumadu ugu ogolaaneyso in uu gaadhigaasi soo qaado Direys Ciidan oo ka yaalay ciidanka gudoomiyaha Kastamka Lawya Cado , isla markaana waxaa ay xukuumadu u sameysay Cashuur dhaaf
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/5kKxhlPyfOI?t=32
Berberatoday.com