berberatoday.com
Qasa Oo Laga Daadgureeyay Xayawaankii Iyo Dadkiina Ku Go’doonsanyihiin+Daaw Sawirada
April 8, 2019 - Written by admin

Qaza(Berberatoday.com)-Illaa 40 xayawaan oo noocyo kala duwan isugu jiray ayaa laga daadgureeyay kayn xayawaan oo ku taala magaalada Qasa, waxaana loo raray dalka Urdun.

Xayawaankan ayaa isugu jira libaaxyo, daanyeero, daa’uus, kashiito iyo noocyo kale.

Ka hor intii aanan loo qaadin safarka 300 km ah ayaa lagu muday irmad suuxinta ah, waxaana lasii dhexmarsiiyay dalka Israa’iil oo ah sababta koowaad ee lagala qaxayo xayawaanka.

Amiir Khalil oo u hadlay hay’adda lagu magacaabo Raadka Afar-saanle ama Four Paws ayaa sheegay in meeshii lagu hayay ay aad ugu yaraadeen, iyada oo meesha looga tagay shimbiro oo kaliya.

Kayntan oo la furey sannadkii 1999 ayaa sannadkan horaantiisii kusoo baxday wararka warbaahinta kadib markii shaqaalaha ay libaax ciddiyaha uga siibeen biinso ama qalab aanan loogu talogalay si libaaxa uu ula ciyaaro dadka meesha soo booqda oo uusan u xaganin.

Israa’iil ayaa ansixisay dhoofinta xayawaankan

Dadka deegaanka ayaa walaac ka muujiyay in xayawaanka la daadgureeyo, waxayna sheegeen in kaynta ay ahayd meesha kaliya ee ay tagaan si ay ugu nafisaan.

Magaalada Qasa ayaa waxaa saaran go’doon dhinac kasta , iyada oo duqeymaha iyo weerarada ay yihiin kuwa joogto ah.

Dadka ku nool magaaladan ayaa aad looga deyrinayaa xilli ay wax kasta gabaabsi yihiin.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews