Xaalada Maamulka Madaxwayne Farmaajo Oo Kasii Daraysa Iyo Ciidamo Ka Gadooday Mushahar La,aan Oo Weeraro Gaystay!
April 8, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamo ka tirsan kuwa ay mushaharka sii jireen maamulka madaxwayne farmaajo ayaa markale ka gadooday xaalada ay ku sugan yihiin kuwaasi oo weerar ku qaaday guriga Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool, sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta degmada Xudur.
