Daawo Muuqalka”Mareykana Oo Ciidanka Ilaalada Kacaanka Ee Dalka Iran Ku Diray Liiska Ururada Argagixisada
April 10, 2019 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa urur argagixiso oo ajnabi ah ku shaanbadeeyay ciidammada ilaalada kacaanka Iiraan.
Waa markii koobaad ee Maraykanku milatari dal kale ku tilmaamo urur argagixiso.
Iiraan oo arrintaas ka aarsanaysa ayaa ciidammada Maraykanka ee Bariga Dhexe ku sugan ku tilmaantay urur argagixiso, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda Iiraan.