Daawo Muuqalka”Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Eedaymo U Jeediyey Golaha Wakiiladda Kana Horyimi Wax Ka Bedelka Xeerka Doorashada Xubnaha Golayaasha Deeganada Dalka
April 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com0-Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo u jeediyeen golaha wakiilada Somaliland oo uu hor yaalo wax ka bedel lagu sameynaayo xeerka lagu soo doorto xildhibaanadan