Ganacsato Is-xilqaantay Oo Bilaabay Dedaalo Ku Saabsan Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
April 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah ganacstada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay ku dejinayaan xiisada ka dhalatay arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele.