Somaliland Oo Salaad Roob Doon Ku Baaqday Maalinta Axada
April 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in maalinta Axda ah ee soo socota dalka oo dhan laga oogi doono salaada Roob Doonta