berberatoday.com
Madaxweynihii Dalka Sudan Cumar Xasan Albashiir Oo Iscasilay Iyo Ciidamadii Milatariga Dalkaas Oo Taladii La Wareegay+Xaalada Deg Deg Ah Oo Dalkaas La Galiyay
April 11, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Hoggaanka ciidanka millatariga dalka Suudaan, ayaa la wareegay mas’uuliyaddii madaxweyne Cumar Al-bashiir.

Waxa la sugayaa war murtiyeed ay soo saari doonnaan isla maanta. Wararka ayaa sheegaya in la dhisi doono dawlad ku meel gaadh ah, sida ay ku warrantay Aljazeera.

Al-bashiir ayaa sidaa xilkaga kaga degay, waxaana uu wakhti xaadirkan ku jiraa xabsi guri, sida ay soo tebisay CNN.

Dadwaynaha reer Suudaan ayaa waddooyinka isa soo dhoobay, iyadoo farxad badaninna ka muuqato ka hor war-murtiyeedka la wada sugayo.

Waxaanay wararka Ka Imanhya Dalka Sudan Sheegayaan in Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir uu Xabsi Guri kujiro ciidamaduna halkaas ku ilaalinayaan.

Sidoo Kale Wax La Sheegay In Dalkaas Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Caasimada Ah Ee Khartoum-na Albabada Loo Xidhay

 

Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ayaa dalkaasi hogaaminaayay mudo 30 Sodon Sanadooda.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews