Taliska Ciidanka Milatariga Sudan Oo Hada Shaaca Ka Qaaday Inay Xukunkii Ka Tureen Madaxweyne Albashiir Xabnsi Gurina Kuhayaan
April 11, 2019 - Written by admin
Khartoum(Berberatoday.com)-Militariga Suudaan ayaa hadda shaaca ka qaaday in xukunka laga tuuray madaxweynihii dalkaasi ka talinayay muddo 30 sanno ah, Cumar Xasan Al-Bashiir, lana xidhay.
Milateriga waxay ku dhawaaqeen muddo saddex bilood oo xaalad degdeg ah.

Berberatoday.com