”Madaxweyne Dimuqradiyada Haku Tuman, Ama Saraakil Usoo Magacow Maayarada”Xubno Kamida Xildhibaanada Golaha Deegan Burco
April 12, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Qaarkamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa si adag uga horyimid waxka badal xukuumadu ugudbisay golaha wakiilada somaliland oo mudanayaasha golaha deegaanka dalka ka dhigaya bilaa xasaanad.
