Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Dalka Croatia Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland
April 12, 2019 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
