Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Oo Kawar Bixiyay Mashaariicda Xadhiga Laga Jaray Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Mayarka Berbera Aamaanay
April 16, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera .
Madaxweynaha ayaa cadeeyey in aaney jirin dhaqaale gaar ah oo Dawlada Hoose ee Berbera ka soo gasha xukuumada balse ay si fiican u maamushay qarashkii soo galaayey oo kaliya .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/yXEDqcdjjB8?t=114