Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Oo Ku Dhawaaqdey Inay Iibineyso Fooqa Xawiladii Qaran Hargeysa Ku Laheyd
April 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey inay iibineyso dhismaha Fooqii ay xawiladii Qaran ee kacadey ay ku laheyd magaalada Hargeysa si lacagta loogu qeybiyo dadkii Sheerka ku lahaa xawaaladaas kacdey