berberatoday.com
Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Amartey In Burco Lagu Celiyo Cabdimaalik Muuse Coldoon
April 21, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa uu maanta diiday dalab ay soo hor dhigeen ciidanka Booliska oo maxkamada hor keenay Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon .

Ciidanka Booliska ayaa Maxkamada ka dalbadey 7 cisho oo rumaan ah balse Maxkamada ayaa diiday isla markaana amartey in C/maalik lagu celiyo goobtii laga soo qabtey ee Burco  isla markaana maxkamadaha Burco la hor geeyo

Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa cadeeyey in maxkamada gobalku aaney marnaba bixin amarka qabashada Cabdimaalik Coldoon

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/7CYC0XgoXJk

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews