Ganacsade Cali Cumar Oo Uga Mahadceliyay Shacabka Somaliland Farriimo Ducooyin Ah Oo Ay U Direen
April 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Cali Cumar Xasan Guuleed, ayaa ka mahadceliyay farriimo duco ah oo hawada loo soo mariyay mudadii uu dalka dibadiisa ugu maqnaa xaaladda Caafimaad.