berberatoday.com
Mareykanka Oo Sii Adkeeyay Cuna-Qabateynta Iran
April 23, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Mareykanka ayaa maanta soo gaba gabeysay ogolaashihi uu dalalka qaar u ogolaaday in ay saliidda ka sii iibsan karaan dowladda Iran, taasoo hadda culeys dhaqaale oo xoog leh ku keeni doonto xukumadda Tehran.

Aqalka Cad ayaa Isniinti maanta ku dhawaaqay, in madaxweyne Donald Trump uugo’aansaday in uu dhameeyo cafiski uu Mareykanka ka cafiyay dalalka Japan, Kuuriyada Koofureed, Turkiga,Shiinaha iyo Hindia in ay Iran ka iibsan karaan saliidda xilli ay saarantahay cunaqabteynta dhaqaale ee uu maamulka Trump dul dhigay Iran.

Waxaa horay u joojiyay iibsiga saliida iyo shidaalka Iran, dalal ay ka mid yihiin Talyaaniga, Gariiga iyo Taiwan, iyaga oo raaca dalamka Mareykanka ee ah in la fuliyo cunaqabateynta Iran.

Mareykanka wuxuu sheegay in Sacuudiga iyo Isutaga Imaaraadka Carabta ay ogolaadeen in ay kordhiyaan wax soo saarkooda saliidda, si loo haqab-tiro dalabka saliidda ee caalamka, halka saliidda Iranna laga tiri doono suuqayada saliidda ee caalamka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews