berberatoday.com
Xildhibaan Waabeeye oo U Jawaabay Xildhibaano Ku Eedeeyay Inuu Ka Soo Horjeedo Gobolnimada Gabiley
April 24, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf “Waabeeye” oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka.

Dhinaca kale Xilddhibaan Waabeeye ayaa waxa uu ka jawaabay dhaliilo uga yimi Xildhibaano ka soo jeeda gobolka Gabiley oo ku eedeeyay in uu ka soo horjeedo gobolnimada Gabiley, isagoona sheegay inaanu jirin xeer si cad u qeexaya gobolada A iyo kuwa B-da ah, balse loo baahanyahay in si cadaalad loo qaybsado cashuuraha kastamada dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews