berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Heshiiskii Ay Gaadheen UCID iyo Kulmiye Uu Ka Danbeeyey Dalka Imaaraadku Carabtu, Xukuumada-na U Hanjabey
April 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in go.aamadii ay shalay arimaha doorashooyinka ka soo saareen xisbiyada UCID iyo KULMIYE uu ka danbeeyey dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegeen in arimaha doorashooyinka faro galin qaaqan ku hayo .

Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab waxuu cadeeyey in Go.aankan Madaxweyne Biixi Looga soo dhiibay dalka Imaaraadka oo uu dhawaan safar ku tagay

Xisbigu waxuu cadeeyey in aanay suurto gal noqon karin in doorasho uu Xisbiga Waddani ka maqan yahay dalka ka dhacdo , waxaana ay ku hanjabeen cawaaqib arintaasi ka dhalan karta .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews