berberatoday.com
Gudida Doorashooyinka Iyo Laba Xisbi Oo Saaka Kulan Yeeshay+Daawo Sawiro
April 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Doorashooyinka qaranka somaliland ayaa Maanta Xafiiskooda Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Kula qaatay xisbiyadda kulmiye iyo ucid kuwaas oo ay kala hadleen sidii loo dardar galin lahaa sidii doorashadu u qabsoomi lahayd.

Kulankan ayaa lagu soo hadal qaaday Go’aankii ay shalay wadda gadheen xisbiyadda ucid iyo kulmiye sida ay labadaasi xisbi oo kaliya doorasho ku gali karaan madaama oo xisbigii waddani isagu taagan yahay go’aan adag oo ah in la kala diro gudida doorashooyinka ee wakhtigan.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Xisbiyadda ucid iyo kulmiye ayaa loo balamay in kulan dambe ay iskugu yimadaan gudida doorashooyinka waxaana uu kulankani ku soo dhamaaday mid aan rajo fiican laga qaban sida ay doorasho dalka uga qabsoomi karto madaama oo lioo baahan yahay saddexda xisbi doorashadda wada galaan.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Xisbiga Mucaaradka ah ee waddani oo ah xisbi balaadhan oo Tageerayaal Badana Leh ayaa isagu maanta cadeeyay inaanay jirin laba xisbi oo kaligood doorasho qabsan karaa waxaana uu mid lagu xumaado ku tilmaamay dhawaaqa xisbiyadda ucid iyo kulmiye ka soo yeedhay.

Hadaba shacabka somaliland oo iyagu ka daalay khilaafyadda u dhaxeeya xisbiyadda ayaa sugaya sida uu xaalku noqdo waxaana laga dhul sugayaa sida uu xaalku noqdo.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews