berberatoday.com
Madaxweynayaasha Kim Jong Un Iyo Putin Oo Markii Ugu Horeysay Kulmay
April 25, 2019 - Written by Berbera Today

Moscow(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo booqasho ku tagay dalka Ruushka ayaa kulankii ugu horeeyey oo fool ka fool ah la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Labada hogaamiye ayaa sheegay inay ka wadahadlayaan xiriirka labada dal iyo waliba dadaalada la doonayo in lagu heshiisiiyo labada Kuuriya iyo Maraykanka.

Waxaa burburay kulankii sanadkaan horaantiisa ay yeesheen Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Kim Jong Un ee ka dhacay dalka Vietnam, wadahadalkaasi ayaa joogsaday kadib markii uu Maraykanka diiday inuu qaado cunaqabateynta uu saaray Kuuriyada Waqooyi.

Kim Jong Un ayaa dadaal ugu jira in dalkiisa laga qaado cunaqabateynta dhaqaale ee saaran, isla markaana doonaya in markale dib loo soo noooleeyo wadahadalkii uu kula jiray Beesha caalamka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews