berberatoday.com
Mareykanka Oo Amar Culus Dul Dhigay Militariga Qabsaday Xukunka Dalka Suudaan!
April 25, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Ku-xigeenka xoghayaha Mareykanka ee arrimaha Afrika ayaa ugu baaqday militariga Suudaan in sida ugu dhaqsiyaha badan ay xukunka ugu wareejiyaan dowlad rayid ah.

Makila James waxay sheegtay in arrinta ku aadan in dalka Suudaan liiska dalalka maalgeliya argagixisada uu ka saaro Mareykanka ay iman karto oo kaliya ah  haddii militariga ay awoodda ku wareejiyaan dowlad rayid ah.

Makila oo la hadleysay BBC kaddib markii kulan ay la qaadatay madaxa kumeel gaadhka ah ee golaha sare ee militariga Suudaan, Janaraal Cabddel Fataax Cabdulraxmaan Burhaan.

Waxay ku tilmaantay taliyeyaasha militariga inay daacad yihiin isla markaasna ay si wanaagsan uga falceliyeen codsiga shacabka reer Suudaan.

Janaraal Burhaan waxaa uu xaqiijiyay in ciidammada aysan awood xadh-dhaaf u adeegsan doonin dibadbaxyaasha.

Militariga dalka Suudaan ayaa afgambiyey Madaxweynihii waqtiga badan ka talinayey dalkaasi ee Al-Bashiir kaasoo hadda la filayo in lasoo taago maxkamad.

Al-Bashiir ayaa maalmo ka hor waxaa gurigiisa laga soo helay lacago Malaayiin Dollar ah oo ku jiray Boorsooyin, waxayna garsoorka dalkaas deg deg u amreen in Maxkamad lasoo taago.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews