berberatoday.com
Markab Shidaal Usiday Shirkada Red Sea, Kuna Xanibnaa Emaaraadka Oo Lasii Daayay Iyo Siyaasi Ka Hadlay Doorkii Uu Ku Lahaa Madaxwaynaha Jsl!
April 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Markab Shidaal oo u rarnaa shirkada Red Sea Oo mudo ku xanibnaa wadanka Emaraadka carabka ayaa la siidaayay.

Markabka siday shidaal ayaa urarnaa ganacsato reer somaliland ah ee shirkada red sea Petrolium.

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul Axmar) oo kamida siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay siidaynta markabkan shidaal usiday ganacsatada reer somaliland isagoo madaxwaynaha somaliland ku amaanay doorka uu ku lahaa siidaynta markabkan oo maalmaha soo socda kusoo foole dekeda berbera.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews