War-Saxafadeed Kasoo Baxay Shirkada Shiidaalka Ee Red Sea Oo Lagu Faahfaahiyay Markab dalka Imaraatka Carabta Kaga Xanibnaa Oo La Soo Daayay Iyo Cida Gacanta Ka Gaysatay
April 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-War-saxadeed kasoo baxay maamulka sare ee shirkada red sea Petrolium ayaa lagu faah faahiyay soo daynta markab shidaal oo Mudo ka xanibnaa Dalka Emaaraadka carabta.
