Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Xiliga La Xusaayo Maalinta 18 May
April 28, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu maanta sheegay in xuska 18 may la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/T5t4zz9XKA4
Berberatoday.com