War Deg Deg Ah”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey
April 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)_Gudoomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-Jeex Axmed Dalmar iyo gudoomiyihii maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Beer Geel .
Gudoomiyaha ayaa masuulyiintan uu xilka ka qaaday bedelkoodii magacaabay