berberatoday.com
Madaxda Xisbiga Waddani Oo Saaka Shir Deg Deg Ah Iskugu Yimid Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
April 29, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxda xisbiga Waddani ayaa waxaa ay saaka shir deg deg ah iskugu yimadeen xarunta guud ee xisbigaasi  , waxaana shir gudoomiyaayey gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro

Shirkan  waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa xubno ka mid ah hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo weli ba mas’uuliyiin kale oo ka tirsan mudanka Xisbiga.

Image may contain: 2 people, people smiling

Intii shirku socday waxa aad loogga dooday sida Xisbigu uu u muujinaayo kaalintiisii Mucaaradnimo, waxa kale oo hoosta laga xariiqay in Xisbigu aanu marna ka tanaasulayn mawqifkiisii Komishanka Doorashooyinka sida oo kale waxa ay xuseen inay war-war ka qabaan xaaladda dalku maraayo.

Xisbigu wuxu isla qaatay in si deg-dag ah uu shacabka ugu caddeeyo aragtidiisa ku aadan xaaladda uu galay dalku iyo dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor
Image may contain: one or more people and people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting, beard and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 2 people
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, closeup
Image may contain: 2 people, closeup
Image may contain: 2 people
Image may contain: 2 people
Image may contain: 2 people, hat
Image may contain: 2 people

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews