berberatoday.com
Hoggaamiyaha IS Al-Bagdadi Oo Kasoo Muuqday Shaashada Shan Sano Kaddib
April 30, 2019 - Written by Berbera Today

Suriya(Berberatoday.com)-Nin la rumeysan yahay inuu yahay hoggaamiyaha kooxda Isugu yeerta Dowladda Islaamka ee IS ayaa si aan looga baran uga soo muuqday muuqaal lasoo duubay, isagoo ku dhaartay inay ka aargoosan doonaan kuwii kala wareegay dhulkii ay kooxdu ku xooganeyd.

Abu Bakar al-Baghdadi ayaanan la arkin muuqaaladiisa ilaa sanadkii 2014, xiligaasi oo muuqaal uu ka soo duubay magaalada Muusil uu ku shaagay inuu ka aasaasay “khilaafo” Islaami ah guud ahaan dalalka Suuriya iyo Ciraaq.

Balse muuqaalkaan cusub, ayuu ku qiranayaa in looga adkaaday kooxda magaalada Baghuz oo ah xaruntii ugu dambeysay oo kooxdu ay ku xooganeyd ee dalka Suuriya

Duqeyn lagu beegsaday saraaakiil sare oo ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta ka dhacay Puntland

Ma cadda xilliga la duubay muuqaalkan cusub, balse kooxda IS ayaa sheegtay in la duubay bishan Arpril.

Muuqaalka ayaa lagu baahiyay warbaahinta al-Furqaan ee kooxdu leedahay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews